Ciidankii shalay cagta mariyay argagixisada shabaab ee ka dul talaabsaday 19 ka mida ayaa maanta la gudoonsiiyay shan neef oo geela. Waxa hadiyadan ku deeqay gudoonka iyo maamulka Samareeb oo iyagu u taagan difaaca diinta, horeyna deegaanadooda u diidey dhiigmiiratada khawaarijta ah.
C/llaahi Warhaye
ARAABINEWS