X

Ciidul-adxa oo noqonaysa maalinta Isniinta ee bishan sagaalaad tahay 12

Waxa maanta kow ah bisha barakaysan ee Dhul-xija, taas oo ka dhigan in buurta carafo la taagnaan doono maalinta Axada ee bisha sagaalaad tahay 11 maalinta xigtahay ciidul-adxa.

Waxa inta badan Jira wadamo iyagu ciida maalin aan ahayn maalinta ciida ee saxda waayo inta badan muran kama jiro ciida weyn ee Ciidul-adxa wayo maalinta la taagan yahay Carafo waa maalinta ku xigta.

Hordhac ARAABINEWS waxay leeyihiin akhristayaasha ku xiran Ciid mubaarak Rabi ha inagu gaarsiiso maalintaa weyn farxad iyo rayn rayn iyo bash bash iyo barwaaqo.

Inteena xanuusana uu RABIGA awooda leh ka dulqaado…AAMIIN AAMIIN.

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.