Shinida waxa ILAAHEEN ku manaystey in ay noo samayso malab aad u macaan oo leh caafimaad aan la soo koobi karayn waxase hadda la ogaadey cilmi casri ah oo u sahla Shinida si ay gurigeeda u timaad. Waa cilmi nooceeya. Waxa inoo aqrinaya fadiilatul Sh C/rashiid Sh Cali Suufi.
ARAABINEWS