Ciidamo uu leeyahay Maraykanka ayaa ku weeraray qiiqa dadka kaga ilmaysiiya shacabka reer Ciraaq ee hadda dareemay inay gumeysi Ku jiraan. Ciidamada Maraykanka ayaa Ciraaq jooga tan markii la isugu tagey madaxweynihii dalkaasi Allaa yarxamu Sadaam Xuseen.
Banaanbaxyo socdey muddo bil Ku dhow ayaa hadda Ku soo idlaadey safaarada Maraykanka ee Baqdaad halkaas oo Maraykanku dalbadey ciidamo dheeraadan oo ilaaliya safaarada.
Banaanbaxyada ayaa Ku dhawaaqaya Bax kuma rabnee adaa waxa dhan noogi wacane. Waxayna galeen gudaha safaarada inkastoo ayna dhicin iska hor imaad. Dhinaca kale Banaanbaxayaasha Liibiya ayaa iyaguna sidan oo kale u qaylinaya.
“Waxa dadka laga soo tooganayaa safaarada dhexdeeda ayuu yidhi nin banaanbaxaayay. Dibed baxayaasha ayaa dhagxaan ku tuuraya askarta xerada Ku jira.
Rashiid Ceelaanyo
ARAABINEWS