Cuqaal reer Awdala ayaa ka hadlay feerkii ka dhacay xarunta golaha Hargeysa waxayna sheegeen in haddii Ciro feerka dayn waayo gacmaha la xidho si aanu wax u saxiixin. Dhinaca kale waxay fariin u direen odayaal Isaaqa oo gudfoomiye ku xigeenka si xun u weeraray sheegayna haday sheekadu tahay SNM iyagu in ay yihiin Somaliland.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS.COM