Gudoomiyaha waxbarashada gobolka Awdal ayaa tacsi ka direy caruur ciyaala iskuula oo badda Lughaya liqdey xilli ay u tageen waxbarassho ahaan taas oo masuuliyada caruurtan ay gabeen kuwii geeyay badda. Magacda la helay ayaa waxa ay yihiin 1-Muxuyadiin Ibraahin Gabuube 2)Cabdikarim Xuseen Cali 3)Naasir Talan Cali.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS