Waxa manta soo gaaray magalada Boorama ciyaartoyda gobolka Gabiley oo ka mid ah gobolada ku ciyaari doona Boorama ciyaaraha gobolada. Waxa goobta ka hadlay Ramaax oo ka hadlay muhiimada ciyaaraha xilli Boorama ay aad uga dib dhacday is diyaarinta.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS.COM