X

Ciyaaryahan reer Masara oo diidey inuu u dabaaldego gool uu dhaliyay iyo sababta

Ciyaaryahanka reer Masara ayaa diidey inuu u dabaaldego gool uu ka dhaliyay naadiga Ingiriiska ee Chelsea oo sababta oo markii dambe la ogaadey.



Ciyaaryahan Maxamed Saalax oo u ciyaara naadiga kale ee Ingiriiska ee Liverpool ayaa gool u dhaliyay kooxdiisa laakiin halkii uu ka dabaaldegi lahaa wuxuu murugada la qaybsaday dadkiisa argagixisadu ku nabadgelin weyday masaajidada RABI ee dalkiisa Masar.



Xasuuqa masaajidkii argagixisadu dadkii tukanaya rasaasta ooda uga qaaday aya hadda sii cagacagayna ilaa 305 qof oo goobta ku shahiidey.

 Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS

 

admin:

This website uses cookies.