X

Ciyaaryahanada Puntland oo aad loogu soo dhaweeyay Garoowe: SAWIRO

Ciyaaryahanada Puntland ayaa aad loogu soo dhaweeyay Garoowe. Soo dhaweynta kooxda kubadda cagta ee Puntland ayaa waxa ka qayb galay dadweyne aad u farabadan iyo masuuliyiinta sare ee maamulka.



Kooxda kubadda cagta ee Puntland ayaan ku guulaysan koobka waxayse soo bandhigeen ciyaar wanaag iyo is dhegal fiican oo ay kala kulmeen Muqdisho.



Ciyaarihii maamul goboleedyada iyo Banaadir ayaa waxa ku guulaystey Kismaayo.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.