X

Ciyaaryahanka Messi oo jooga dalkaasi Gabon ee galbeedka Afrika soo arkay hawsha ku socota garoonka weyn ee kubada

Dalkaasi aad ka u yar ee Gaaboon ayaa martigelin doonta ciyaaraha Afrika ee sanada 2017 halkaas oo ayna ku jirin is reebreebka wadamada Somaliya iyo Eriteriya oo iyaga uu ka jiro burbur iyo dhaqaale xumo. Ciyaaryahanka ayaa u jooga dalkaasi in wax ka arko hawsha ku socoto garoonka weyn ee kubada cagta e marti gelin doona ciyaaraha halkaas oo madaxweynaha dalkaasi sheegay in Messi balanqaaday in uu yimaado.

”Waa nin qayl leh yaqaanana waxa balantu tahay waan is aragney wuxuuna yiri waxaan idinku soo booqan doona dalka wuuna noo yimi ayuu yiri madaxweynaha Gabon Cali Bongo.

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS.COM

 

admin:

This website uses cookies.