X

Ciyaaryahano Nayjeeriyiin ah oo Muqdisho u soo shaqo doontay iyo kooxaha Muqdisho oo ay ku biireen+WARAYSI

Ciyaaryahano u dhashay dalkaasi fowdada ah ee Nayjeeriya ayaa u soo shaqo doontey magaalada Muqdisho inkastoo Amisom shaqo siiso ciidan booliis ah oo ka yimi wadankaasi ugu musuqmaasuqa badan aduunka. Ciyaaryahanadan ayaa ku birey kooxaha dhismaya ee ka jira magaalada Muqdisho.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.