Ciyaartoyda gobolka Awdal oo qabtey shir jaraaid ayaa ku eedeeyay Ramaax in uu lunsaday kharashkii ka soo baxay ciyaaraha gobolada oo ahayd in ciyaartoydu helaan kharash fiican. Ciyaartoyda ayaa la filayay in ay tagaan Hargeysa walise ma bixin sida aan wararka ku hayno.
Maxamede Yuusuf
ARAABINEWS.COM