C/kariim Guuleed oo ka dhawaajay heshiis lagu dooranayo madaxweynaha Somaliya
Madaxweynaha Galmudug ayaa ka dhawaajay arin heshiis hoose oo lagu dooran doono madaxweynaha doorashada bisha Sebtambar ee sanadkan 2016. Lama oga sida loo qaban iyo sida ay u macquul tahay.