Kadib markii madaxweynaha Puntland oo hadda ku sugan Itoobiya uu sheegay in uu ka fekerayo sadex arin marr haddii lga diidey in laga tago nidaamka 4.5 ayaa waxa jawaab ka bixiyay C/kariin Guuleedka Galmudug.
“Midnimada Ummada Soomaaliya qof kasta oo Soomaaliya jooga ayay muhiim u tahay, waxay ila tahay qof kaligeed istaagi karto ma jirto waxayna ila tahay dano kale laga leeyahay, mana haboona xiligan in la kala jaraa ummada Soomaaliyeed”ayuu yiri madaxweyne Guuleed.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS