Xoghayaha xisbiga Wadani ee gobolka Awdal ayaa ka hadlay nin reer Awdal ilaaween waxna ka qaban waayeen oo dadka bukana ku cashuura Saylac. Xoghaya C/kariin Muuse Maal ayaa sheegay in ay sii korodhey dhaca uu ku hayo dadka safarka.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS.COM