X

Codbixinta doorashada maamulka Somaliland oo si nabada uga socota Awdal

Codbixinta doorashada maamulka Somaliland ayaa si nabada uga socota Awdal ayadoo ilaa hadda aan la soo sheegin wax rabshado ah. Gobolada kale ee maamulka ayaa sidoo kale codbixintu ka socotaa. Waa muuqal uu soo duubey wariye taabacsan xisbiga Kulmiye.

 





Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.