X

Colaad muddo dheer ka socotey Taleex oo la soo afjaray

Colaad muddo dheer ka socotey Taleex oo la soo afjaray. Colaadan waxa ka faaiideystay siyaasad ahaan maamulka Somaliland oo siyaasiyiin taageersanaa xilligaa ay keeneen ciidan. Colaada labadan beeleed ee wada degan Taleex ayaa keentay in magaalada laysku gudbi waayo.

[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=yR8k552w-pY[/embedyt]

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

 

admin:

This website uses cookies.