X

Colaad u dhaxaysay beelo Maxad Case (Samaroon) oo Lughaya wada dega oo la xaliyay

Deegaanka Gargaara ee ka tirsan degmada Lughaya ayaa waxa baryahan ka jirey colaad u dhaxaysa laba beelood oo Maxad Case (Samaroon) waxana lagu guulaystey in la xaliyo.


[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=WzgxAMImzus[/embedyt]


Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.