“Dagaalka Gaalkacyo wax Door ah Kuma Lihin, Xataa Qalbiga Kalama Jirno, Horayna waanu uga Shaqaynay Heshiiskooda, Colaada Gaalkacyo Qarni ka badan ayay Jirtaa, In la Daaweeyo waa waajib Dawlada Saaran, oo ay ka mid yihiin Maamul Goboleedyadu” Ayuu yiri Madaxwayne Xasan sheekh.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS