C/rashiid Xasan Mataan oo ka tirsanaa xisbiga UCID oo hada iska casilay ayaa Boorama ka helay soo dhaweyn. Musharaxa xisbiga Jamaal Cali Xuseen ayaa ku eedeyay C/rashiid in uu ka baxsaday xilli uu u baahnaa. Mar Jamaal ka hadlayay Faysal Cali Waraabe kuna eedeeyay in uu rabo in uu xisbiga iibsado.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS.COM