X

C/rashiid Xasan Mataan oo ka tagay xisbiga Faysal Waraabe ee Ucid una hanqal taagaya ku xigeenka Wadani

Musharaxii ku xigeenka xisbiga UCid ee maamulkla Somaliland C/rashiid Xasan Mataan ayaa isla casilay xilkii ku xigeenka isagoo u hanqal taagaya in uu u tartamo ku xigeenka Wadani. Tartanka xisbiga Wadani ayaa bilaabmey.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM

admin:

This website uses cookies.