Xisbiga Wadani ayaa u jilbo dhigtey gobolka Awdal iyadoo u muuqata in uu gebi ahaanba hantey taageerada gobolka Awdal. Gudoomiyaha xisbiga Ciro oo Boorama hoy ka dhigtey baryahan ayay ka muuqatey hanweyni markuu soo dhaweeyay siyaasiyiin ku soo biirey xisbiga.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS