Hargeysa–Cali Gurey oo ka tirsan xisbiga Faysal Waraabe ayaa ka digey in maamulka Hargeysa yeesho madaxweynayaal badan haddii aan la xalin khilaafka hadda jira ee kadib 26 Juun. Wuxuu kaloo sheegay haddii C/raxmaan Ciro oo isna haysta laba jago la eryo in balooyin badan soo baxayaan.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS