Gudoomiyaha xisbiga Wadani C/raxmaan Ciro oo Boorama ku sugan ayaa waraysi ku sheegay in cabashada saami qaybsiga reer Awdal ay u taalo Siilaanyo in uu miiska soo saaro isaguna sheegay in xisbigiisu aanu ka warwareegayn hadii ay xukunka qabtaan.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS.COM