X

C/raxmaan Ciro oo dib u dhigey shirweynaha xisbigiisa kadib reer Awdal oo isku dhegan

Wararka laga helayo xisbiga Wadani ayaa sheegaya in shirweynihii lagu dooran lahaa musharaxa xisbiga Wadani dib loo dhigey muddo toban cisho ah.

Wararka ayaa sheegaya in isqabqabsi badani ka dhexjiro xubnaha reer Awdal ee kudul go,ay kursiga madhan laakiin lagu cuno lacagta badan.

Xisbiga ayay ahayd in uu shirweynihiisa qabdado bisha Oktoobar kowdeeda hadase laga dhigey tobanka ilaa kow Iyo tobanka.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

 

admin:

This website uses cookies.