Gudoomiyaha xisbiga Wadani ee maamulka Somaliland ayaa diidey in uu ka jawaabo suaal ahayd in uu raadinayo qof uu ku bedelo Axmed Muumin Seed oo ah ku xigeenkiisa kana soo jeeda Awdal iyadoo uu soo socda shirka Wadani ee lagu dooranayo madaxweyne iyo ku xigeen.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS.COM