Gudoomiyaha xisbiga Wadani C/rtaxman Cirob ayaa gawaadhi qaali ah loo kireeyay laguna soo dhaweeyay, gawaadhidan oo ah nooca aan rasaastu karin oo caadiyan lagu soo dhaweeyo madaxda waaweyn ayaa dad badan ka xanaaqeen oo taageerayaal u ah joogana Hargeysav iyo Burco iyoo gobolada kale xilli abaari weli hayso.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS