Gudoomiyaha Wadani C/raxmaan Ciro ayaa isna jawaab ka bixiyay warqadii Siilaanyo ka hor akhriyay saxaafada oo uu ku tilmaamey mid muujinaysa in aan dalka joogin. Siilaanyo ayaa hawlgaba waxna ka ogoyn waxa dhacaya laakiin reerkiisu rabaan in uu sii joogo maadaama in ka mida ay gacanta ugu jirto lacagta gobolada oo dhan.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS.COM