Hargeysa–Gudoomiyaha xisbiga Wadani C/raxmaan Ciro ayaa ka waramay sida Siilaanyo oo hawlgaba ula dhaqmay taageerayaasha xisbigiisa iyadoo lagu soo waramayo in xabsiyada magaalooyinka ay buux dhaafeen. Mdahatraad xoogleh oo gilgiley dhamaan magaalooyinka Burco, Berbera, Hargeysa, Ceerigaabo iyo Laascaanood.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS.COM