Hargeysa 16 Dec 2014–C/raxmaan Ciro gudoomiyaha xisbiga Wadani ee mamulka Somaliland ayaa ku baaqay in Suldaan Wabar ku soo noqdo gobolka ama ka tanaasulo fikirkiisa danaha dadkiisa. Gudoomiyaha ayaa sidoo kale ka Hadley dagaalo ka dhacay gobolka Sanaag.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS