Gudoomiyaha Wadani C/raxmaan Ciro ayaa Hargeysa ku soo noqdey kadib dhaawac ka soo gaaray feerkii uu la galay Baashe awgeed uu tagey Imaaraadka . C/raxmaan Ciro oo waxa la arkayay dhutinaya markii uu feeray Baashe kadib. Dhinaca kale wuxuu Siilaanyo ugu baaqay in uu sii daayo odayada iyo wariyeyaasha xiran.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS.COM