Gudoomiyaha xisbiga Wadani C/raxmaan Ciro ayaa ku soo wareegay degmooyin ka tirsan gobolka Togdheer halkaas oo uu dalbaday in la qaato kaadhka diiwaangelinta. Ciro ayaa lug ku maray qaar ka tirsan tuulooyinka iyadoo dadka lagu qaaday gawaadhida xamuulka.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS