X

C/raxmaan Ciro oo la waydiiyay in astaanta xisbigiisa ay ku doorteen midab dumarku jecelyihiin

Gudoomiyaha xisbiga Wadani oo Hargeysa ku soo laabtey ayaa wax laga waydiiyay socdaal uu ku tagey iyo astaanta xisbigiisa Wadani oo laga dhigey midab dumarku jecelyihiin iyo suaalo kale.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM

admin:

This website uses cookies.