Boorama–C/raxmaan Ciro oo filaya in uu taagero ka helo reer Boorama xilliga doorashada ayaa lagu yiri soo koob hadalkaaga. Xafladii 18 May ee beesha dhexe ayaa Boorama uga dhacday sidii ay rabeen. Ciro ayaa dareensan kacdoonka sheegayna in y jirin wixii uu filayay.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS.COM