X

C/raxmaan Ciro oo leh wali wado wadahadal ayaa ka furan kacdoonka gobolada Awdal+Suldaan Wabar+MUUQAAL

Hargeysa 25 Dec 2014–Gudoomiyaha xisbiga Wadani C/raxmaan Ciro ayaa leh wali waxa kafuran kacdoonka gobolada Awdal wadahadal halka dhinaca kale uu sheegay in Suldaan Wabar dib ugu soo noqdo gobolka.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

 

admin:

This website uses cookies.