X

C/raxmaan Ciro oo Maraykan u dhoofay ayaa Maxamud Allabari oo reer Awdala boos ku sii aamusiiyay

Gudoomiyaha Xisbiga Wadani Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi “Cirro” ayaa Aqoonyahan Maxamed Maxamuud Allabari u Magacaabay La-taliyihiisa Arimaha Waxbarashada. Booskan oo madhan Ayaan la garanayn waxa Allabari ka dhihi doono inkastoo la sheegay in uu ku qanacsan yahay boos kasta.

War-saxafadeed kasoo baxay Xafiiska Ciro oo xil magacaabistani ku saabsan ayaa waxa uu u dhignaa sidan hoos ku qoran. Maxamuud Allabari ayaa degan Maraykan marna suxuu ahaa raga uGu fuirfuircoon ee diidan magaca Somaliland waxase uu is bedelay dhawaan, booskan waxa looga dhigey abaalmarin.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.