X

C/raxmaan Ciro oo qeexay sababta ay ugu baaqayaan in la sameeyo maamul sharci ah: ARAG

Gudoomiyaha xisbiga wadani ayaa qeexay sababta ay ugu baaqayaan in la sameeyo maamul sharci ah maadaama ay heshiis ay galeen laakiin kuwa ku wareegsan Siilaanyo ay rabaan in aan la fulin taasina ka dhigeyso in 27 bishan ayna jirin wax dawlad ah oo ay aqoonsan yihiin lana samayn doono maamul ku meelgaadha.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM

admin:

This website uses cookies.