C/raxmaan Ciro oo u dhexdaatey beesha Muuse Biixi ee Sacad Muuse oo ku biirey Wadani
C/raxmaan Ciro ayaa u dhexdaatey beesha Muuse Biixi ee Sacad Muuse oo ku biirey Wadani. Musharaxa Wadani ayaa sheegay in isbedel dadku u baahdey taasna ay keentay in laga cararo qabyaalada Muuse Biixi.