X

C/raxmaan Ciro oo wax laga waydiiyay in wasiiradii Siilaanyo ka tagey uu boos u hayo

Gudoomiyaha xisbiga Wadani ayaa Hargeysa ku soo noqdey kadib safaro uu ku sheegay in ay guul ku soo dhamaadeen. Mar wax laga waydiiyay in uu boos u hayo wasiirada ka tagey Siilaanyo ayuu shegay in ay wali ka tirsan yihiin Kulmiye. Madaxda reer Hargeysa ayaa sita baasabooro ajaanib ah waxayna inta badan aadaan wadamada ay ka dhiiban yihiin mana joogaa Hargeysa muddo badan.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM

 

admin:

This website uses cookies.