X

C/raxmaan Saylici oo ka hadlay abaaraha gobolka xilli xooluhu gabaabsi joogaan

Madaxweyne ku xigeenka maamulka Siilaanyo ayaa ka hadlay abaaraha ka jira gobolka xilli sanado hore gobolka uu ka soo jeedo abaaruhu ku dileen dad aad u farabadan. Saylici ayaan waxba ka ogeyn waxaana hadalkiisa u badan ”sida la soo sheegayo”.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.