C/raxmaan Saylici ayaa Lawyacado ku soo bandhigey dhoolatuska ololaha doorashada. Saylici ayaan waxba ka qaban cabashada xoogan ee dadka ree Saylac wuxuuna u sheegay inuu isaga cidi uga dhaweyn, waxayna u muuqataa in dadka soo baxay qaarkood ay ilaaween goorta Saylici ugu dambeysay.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS