Madaxweyne ku xigeenka Somaliland C/raxmaan Saylici ayaa u baxay Itoobiya isagoo ay la socdaan gacanyareyaasha Siilaanyo waxase wax laga xumaado noqotey in sidii Siilaanyo loo higaadiyo jawaabaha suaalaha la waydiinayo marna loo sheego in aanu ka jawaabin xataa marka ay timaado xeer reer AWdal ka qayliyeen oo uu ku sheegay in uu golaha horyaalo xilli lagu kala tagey oo la ansixiyay. Waxaad iswaydiin kartaa madaxweyne ku xigeenkii reer Awdal doorteen ma XORBAA.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS.COM