X

C/salaan Yaasiin oo ku dhawaaqay in uu yahay musharaxa madaxweyne ee xisbiga Wadani

Waxa isa soo taraya musharaxyada madaxweyne ee xisbiga Wadani ee maamulka Somaliland oo la filayo in doorashada gudoomiyaha iyo ku xigeenkiisa ay dhacdo bisha soo socota. Musharax C/salaan Yaasiin ayaa sheegay in uu u taagan yahay xilka madaxweyne ee xisbiga.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM

 

admin:

This website uses cookies.