Urur caafimaadka aduunka ayaa xaqiijay in cudur halisa kana halis badan midkan Shiinaha ka dhacay ayaa ka dilaacay Sucuudiga gaar ahaa meel 150 u jirta caasimada Riyaad.
Cudurkan ayaa loo yaqaan hargabka shimbiraha marka uu dadka u gudbana ay ka dhimadho badan tahay kan hadda jira.
Cudurka ayaa hadda dilay shimbito lagu qiytaaso 22,000kun ayadoo xundhurtisa tahay deegaanka Sudayr, ayadoo la qalay in ka badan 30000kun oo shimbirood sida ay sheegtay wasaarada beeraha ee Sucuudiga.
Waa khatartii ugu horeysay ila iyo sanadkii 2018 oo cudurkani ka qarxay wadamada Indhayarta. Dhawaan halis sidana ka dhacdey dalkaasi Fiyadnaam.
Rashiid Ceelaanyo
ARAABINEWS