Cudurka Ibola ayaa markale ka dilaacay Afrikada galbeed ayadoo lo haystey in cudurkaas si fiican looga hortagey halkaana lagu joojiay.
Cudurkan ayaa markii uu uGu darnaa wuxuu diley dad ka badan 10,000 oo qof oo u kala dhashay wadamada Siiraliyoon, Laybeeriya iyo Gini.
Cudurkan ayaa hadda ka dilaacay wadanka Jamhuuriyada Congo weliba duur fog oo jiqa oo loo malaynayo in dadka daayeerka iyo fiidmeerta cuna ay qaadeen cudurkan.
Halista cudurkan ayaa ah in uu si deg dega u faafo oo xataa aanad aasan Karin maydkaaga.
Waxa durba loo duirey goobta uu ka dilaacay khuburo la tacaala ayadoo goobta la hareereeyay in cudurku u faafin.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS