Iyadoo la waayay Siilaanyo oo ku magacaaban madaxweynaha maamulka Hargeysa ayaa mucaaradka waxa u jawaabaya rag ay mid yihiin Cukuse iyo Muuse Biixi oo raba in ay hantaan kursiga Siilaanyo oo hadda u muuqda in aan laga yeelayn in uu isa soo sharaxo.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS.COM