Cukuse ayaa booqday madaxa kooxda Xidigaha Hargeysa abwaan Laabsalaax oo qaliinyar loo sameeyay halka uu ka hadlay abwaan Afgudhiye oo isaguna Boorama kui xanuusan laakiin aan la sheegin ama aan la ogeyn lacag isagana loo qorey iyadoo loo ururinayyay daaweyn.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS.COM