Wasiirka warfaafinta maamulka Siilaanyo ayaa ka hadlay sida ay u dhacday doorashadii lagu doortey Muuse Biixi iyo Saylici. Cukuse aya sheegay in aanu dooran Muuse Biixi ee uu doortey Xaglatoosiye halka uu Siilaanyana u codeeyay Saylici.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS.COM