X

Cukuse oo tacsi u diraya qof aanu garanayn halka uu ku dhintey: boqol jeer ayaa la igu yiri waa Hargeysa goobtu: ARAG

Wasiirka warfaafinta Somaliland Cukuse oo lagu yaqaan bugta ayaa laga duubey isagoo tacsi u diraya qof aanu garanayn halka uu ku dhintey,,walibana lagu leeyahay wuu geeriyooday uun dheh. Waxa dhinaca kale la maqlayaa isagoo leh haku tuuurin.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM

admin:

This website uses cookies.