X

Culimaa udiinka Ahlu suna oo si aan hore loo arag ugu dabaaldegay xarunta Galguduud ee Dhuusamareeb

Magaalada Dhuusomareeb ayaa waxaa ka dhacday Munaasabad balaaran oo ay kasoo qeyb galeen qeybaha kala duwan ee bulshada. Madaxweynaha maamulka gobolada dhexe ee Ahlu Sunna Sh Maxamed Shaakir ayaa khudbad dheer halkas ka jeediyay. Hase ahaatee arimaha ugubka ah ee dadka ka yaabsaday ayaa ah in ciidamo Fardooley ah ay goobta kusugnaayeen.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.